Masjidka Rabiic
Waxaan kugu soo dhaweynaynaa inaad soo booqato masjidka rabiic oo ku yaal daarusalaam muqdisho soomaaliya 👉(Riix halkan)
Masjidka Rabiic waxaa lagu tukadaa dhammaan salaadaha jamaacada , jimcada iyo ciidaha sidoo kale masjidku wuxuu leeyahay dugsi lagu barto quraanka kariimka ah waxaa kale oo masjid rabiic ka socda muxaadarooyin iyo duruus diini ah
Waxaan kugu soo dhaweynaynaa inaad soo booqato masjidka rabiic oo ku yaal daarusalaam muqdisho soomaaliya 👉(Riix halkan)
Comments
Post a Comment